Skip to main content

Noqo guulaystaha sheekadaada gaarka ah

Ku dhammaystir xirfadaada riyada adiga oo wanaajinaya xirfadahaaga luuqadeed iyo fahamka sida aad u noqon karto arday karti leh

Qalabkan ayaa ku caawin doona
Jebinta caqabadaha luuqada ee kaa hor istaagi kara sii wadida waxbarashadaada adiga oo si madaxbanaan u kobcinaya xirfadahaaga luuqada, kasbashada aragtida qofka aad tahay, waxa aad ku riyoonayso inaad gaadho, iyo sida aad u dejisan karto yoolalkaaga waxbarasho si aad u gaadho meesha aad rabto inaad gaadho.
Madasha luuqadaha
Madalkani waxa ay kaa caawin doontaa in aad noqoto barate wanaagsan ee luuqad. Haddii aad horeba u lahayd qaar ka mid ah xirfadaha luuqada aasaasiga ah ee luuqad aan ahayn afkaaga hooyo, oo aad jeclaan lahayd fursad aad ku noqoto qof waxbarashadiisa is-haga , markaa madalkani adigaa leh.
Barashada Luuqadah ee Learn-toLearn waxa ay kaa caawin doontaa in aad horumariso xirfado awood kuu siinaya in aad balaadhiso xirfadahaaga luuqada qalaad, sidoo kale waxa ay kaa caawin doontaa in aad noqoto arday is-haga goobaha waxbarashada dhexdooda.
Qalabkan ayaa kaa caawin doona inaad horumariso waxyaabaha soo socda, kuwaas oo kaa caawin doona barashada luqadaada:

IS-WACYIGALINTA

  • Maxaan samayn karaa?
  • Maaxaan u baahanahay si aan u horumaro?

SEJINTA YOOLKA & QORSHAYNTA

  • Waa maxay barashada aan jeclaan lahaa in aan gaadho?
  • Dejinta yoolalkayga waxbarasho
  • Qorshaynta ajandahayga is-waxbaris

HINDISAHA & LAHAANSHAHA

  • Fahamka xadidnaanta waxbarashada & suurtogalnimada/li>
  • Xil iska saarista mas’uuliyada waxbarashadayda
  • Baadhista su’aalaha hagida iyo qiyaasaha
  • Raadinta fikradaha dadka kale

HAWLAGELINTA & MAAMULKA

  • Fahamka xeeladaha waxbarashadayda iyo sida ay u saameeyaan waxbarashadayda
  • Dooro & raadi khayraadka aan heli karo
  • Eeg horumarkayga

KORMEERKA & LA QABSIGA

  • Sidee buu qaabkaygu u bedelay wixii aan sameeyay?
  • Ka shaqee hawlaha adigoo dhiirigalin ka helaya dadka kale
  • La qabsiga waxa aan qabto ee waxbarashadayda mustaqbalka
Kooxda Qalabka
Kooxda qalabku wuxuu u qaybsan yahay 4 tillaabo oo aad raaci karto:
Tillaabooyinkan waxaa loo qaabeeyey inay kaa caawiyaan inaad noqoto is-hage xaaladaha waxbarasho ee aan ku lug lahayn macalinka iyo fasalka, oo ay ku jiraan haddii aad khibrad yar u leedahay maaraynta xeeladahaaga waxbarasho.

Project: 2020-1-SE01-KA204-077915
This project has been funded with the support of the Erasmus+ programme of the European Union. The European Commission support for the production of this publication does not constitute an endorsement of the contents which reflects the views only of the authors, and the Commission cannot be held responsible for any use which may be made of the information contained therein.

@UPSIM2022